Mid kamid ah Madaxda maamul goboleedyada oo gaaray Dhuusomareeb (Sawirro)

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminay. Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey madaxweynaha Hirshabeelle iyo xubnaha la socday oo Dhuusomareeb u tagay ka qeyb galka Shirka wadatashiga Dowladaha Xubnaha ka ah DFS. Madaxweyne … Continue reading Mid kamid ah Madaxda maamul goboleedyada oo gaaray Dhuusomareeb (Sawirro)